Dalal aqoonsaday dowlada Falastin iyo falcelinta ka timid.

Palestinian president Mahmoud Abbas during his meeting with the newly announced government lead by Prime minister Mohammad Shtayyeh

Palestinian president Mahmoud Abbas during his meeting with the newly announced government lead by Prime minister Mohammad Shtayyeh Source: EPA / EPA/FADI AROURI / POOL

Get the SBS Audio app

Other ways to listen

Wadamada Ireland, Norway iyo Spain ayaa shaaciyey in ay 28 May aqoonsan doonaan dowlada Falastiin. Wadamada Carabta iyo dalal kale ayaa soo dhaweeyey iyo dalal kale halka Israel ay ku gacn saydhay go'aankaas.



Share